LinkedIn Crush Course – Dhis Personal Brand-kaaga.
Ma tahay freelancer raadinaya fursado ama macaamiil?Ma tahay ardey jaamacadeed oo doonaya shaqo qiimo leh markaad qalin-jabiso?Mise waxaad tahay shaqaale xirfadle ah oo raba inuu kor u qaado sumcaddiisa shaqo? Haddii jawaabtaadu tahay HAA, koorsadan adigaa iska leh. LinkedIn maanta waa aaladda ugu weyn ee ay ka bilowdaan: Koorsadan gaaban ee 1.5 saac ah waxey […]
LinkedIn Crush Course – Dhis Personal Brand-kaaga. Read More »









