education

LinkedIn Crush Course Somalia

LinkedIn Crush Course – Dhis Personal Brand-kaaga.

Ma tahay freelancer raadinaya fursado ama macaamiil?Ma tahay ardey jaamacadeed oo doonaya shaqo qiimo leh markaad qalin-jabiso?Mise waxaad tahay shaqaale xirfadle ah oo raba inuu kor u qaado sumcaddiisa shaqo? Haddii jawaabtaadu tahay HAA, koorsadan adigaa iska leh. LinkedIn maanta waa aaladda ugu weyn ee ay ka bilowdaan: Koorsadan gaaban ee 1.5 saac ah waxey […]

LinkedIn Crush Course – Dhis Personal Brand-kaaga. Read More »

Sideen ku Baran Karaa Xirfad

Sideen ku Baran Karaa Xirfad?

Dunida casriga ah, xirfadaha digital-ka ah waxay noqdeen kuwo muhiim ah oo aan laga maarmin, gaar ahaan dhallinyarada doonaya inay ku biiraan suuqa shaqada ee sii kobcaya. Haddaba, su’aasha isweydiinta mudan waa: Sideen ku baran karaa xirfad? Blog-kan, waxaan kuugu sharxi doonaa afarta xirfadood ee ugu muhiimsan ee digital-ka ah, si qoto dheer oo la

Sideen ku Baran Karaa Xirfad? Read More »